Ajay iyo Xaaskiisa Kajol oo filin wada jilaya.


Labada lamaane ee Ajay Devgan iyo Kajol Mukherjee ayaa la saadaalinayaa in mar kale ay filin wada jili doonaan, waxaana Kajol iyo Ajay horay wada jileen filimada kala ah:” Pyaar Toh Hona Hee Tha, Raju Chacha, Dil Kya Kare U Me Aur Hum.

“Waa run aniga iyo Kajol waan wada shaqey doonaa, waxaan sugeynaa inan helno sheeko macquul ah laakiin inaan hada ka hor dhoco marabo weli howshu waa bilow sidaas waxaa yiri Ajay Devgan.

Ajay ayaa hada metelaya filinka “Himmatwale” ee Sajid Khan, laakiin waxaa dad weynuhu aad u daneynayaan in mar kale ay isku arkaan labadaan lamaane.

 

About these ads

halkan ka dhiibo fikir kaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s