Monthly Archives: January 2013

Taallo ah nin u eg Shahrukh Khan oo la dhigay Hollywood Daawo Sawirada

Jilaaga caanka ah ee reer Hindiya ahna Boqorka Bollywoodka Shahruk khan ayaa meel ka galay taariikhda Hollywood-ka Mareykanka kadib markii ay dhigteen Madxaf ay leeyihiin taallo la sameeyay oo ah suuradda xiddigaan, waxaana la sheegay in lagu baxiyay taaladaan oo … Continue reading

Posted in celeberity news | Leave a comment

Kajol iyo King Khan oo mar kale shaashada kasoo muuqanaya.

2013-01-30 11:13:46 Sanadki hore gaarahaan bishii October ayey eheed markii la shaaciyay in atariishada Kajol ay si marti sharaf ah uga soo muuqa doonto filinka “Chennai Express” oo hogaamiye uu ka yahay Shah Rukh Khan. “Laakiin mar kale ayaa shaa-icaadkaas … Continue reading

Posted in celeberity news | Leave a comment

Angeline Jolie oo canug kale uurka ku sida.

2013-01-30 11:00:57 Warar laga soo xigtay saaxibo ku dhodhow atariishada caanka ah ee Angelina Jolie ayaa sheegaya in Angelina iyo duqeeda Brad Pitt ay sugayaan canug cusub, waxayna hada atariishadu mareysaa bishi sedaxaad. Arintaan waxaa loo daliilshay sababna looga dhigay … Continue reading

Posted in celeberity news | Leave a comment

Shah Rukh Khan iyo Katrina oo balansan maalinta Jeceylka.

2013-01-29 11:20:53 Atoore Shah Rukh Khan ayaa bandhig weyn kula balansan maaalinta jeceylka atariishada muuqaalka qurxoon ee Katrina Kaif, wararka ayaa sheegaya in labada jilaa 14-feebaraayo ay hal meel kuwada qaada doonaan. Khing Khan iyo Katrina oo si qurux badan … Continue reading

Posted in celeberity news | Leave a comment

Gabar Canadian ah oo dacwad kusoo oogtay Jusin Bieber.

2013-01-29 11:02:16 Gabadhaan oo u dhalatay dalka Canada ayaa go’aansatay iney furto dacwad ka dhan ah al fanaan Jusin Bieber, iyadoo gabdhu sheegtay in Justin dhaawac u geystay xili uu walaalihii kula ciyaarayay Bunduq. Sida lagu xusay wargeyska “Tmz” ee … Continue reading

Posted in celeberity news | Leave a comment

Katrina Kaif oo boos shaqo kala baxday Kareena Kapoor.

2013-01-28 11:34:50 Atariishada muuqaalka qurxoon ee Katrina Kaif ayaa lacag culus ku qaadatay iney ka cayaarto aroos weyn oo ka dhacaya magaalada Mumbai, waxayna kamid noqotay Katrina dadka ugu mushaarka badan ee aroos ka dheela Laakiin warar hoose ayaa sheegaya … Continue reading

Posted in celeberity news | Leave a comment

Kajol oo miisaankeeda dhintay diyaaarna u ah inay soo laabato.

2013-01-28 11:08:24 Atariishada caanka ah ee Kajol ayaa 16-kilos iska tuurtay, waxaana Kajol sheegtay inay culeys iskala yaabtay laakiin labadii biloood ee ugu dambeeyay ayaa atariishadu kiilaad iska riday. Kajol ayaa tiri waxaa nidaamiyay qaabka cunada iyo anigoo sameeyay aalamito … Continue reading

Posted in celeberity news | Leave a comment