Waxaa Shaaca Laga Qaaday Waqtiga La Qaban Doono Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League, Iyo Bixinta Abaalmarinta Xiddiga Euro Oo La Shaaciyay


antoine-griezmann-atletico-madrid-champions-league-03052016_1fl7g2ws0nyj16hewzbt5lgnl

Isku aadka wareega Group-yada Champions League xili ciyaareedka 2016-17 ayaa lagu sameyn doonaa magaalada Monaco ee dalka France khamiista sooscodta ee 25ka August ,Sacada gud ahyaan geeska Africa marka ay tahay  7:00 fiidnimo

Kooxda horyaalka difaacaneysa ee Real Madrid ayaa kujiri doonta Pot 1 iyadoo kooxaha hogaamin doona heerka Group0-ka ay ka imaan doonaan Horyaalada Spain, Germany, England, Italy, Portugal, France iyo Russia.

Taas macnaheedu waxa ay tahay in Zinedine Zidane aysan wajihi karin Barcelona, Bayern Munich, Leicester City, Juventus, Benfica, Paris Saint-Germain ama CSKA Moscow warega group-yada.

Dhariga Labaad waxaa hogaamin doona Atletico Madrid, Borussia Dortmund, Arsenal, Sevilla, Napoli iyo Bayer Leverkusen.

Tottenham iyo Basel ayaa noqon doona kuwo dheri labaad ama saddexaad ku biira, iyadoo ciyaartoyda Manchester City, Borussia Monchengladbach iyo Celtic oo rajo ka leh marxalada wareega group-yada ay kujiri doonaa dhariga sadexaad.

jjj

Dhanka kale, Dynamo Kyiv, Lyon, PSV iyo Sporting Lisbon ayaa kujiri kara dhariga sadeaax, halka kooxda Besiktas kaliya ay xaqiijisay dhariga afaraad ilaa iyo haatan.

Si kastaba ha ahaatee, Monaco ayaa habeenka khamiista ah si toos ah xaflada isku aadka loogu qaban doonaaa, iyadoo shabakadda ciyaaraha falaash.wordpress.com si Live ah aad kala socan doontaan.

xaflada isku aadka ayaa sidoo kale waxaa lagu bixin doonaa Abaalmarinta UEFA Best Player in Europe ana abaalmarinta xiddiga yurub, iyadoo labada ciyaaryahan ee Real Madrid Cristiano Ronaldo iyo Gareth Bale, iyo xiddiga Atletico Antoine Griezmann ay isugu soo hareen

.cc

Qaabkaan Ayay Kooxaha Ugu Kala Jiri Doonaan Dhariyada Isku Aadka Wareega Group-yada UEFA Champions League 2016-17

POT 1: Real Madrid, Barcelona, Leicester City, Bayern Munich, Juventus, Benfica, Paris Saint-Germain, CSKA Moscow

POT 2: Atletico Madrid, Borussia Dortmund, Arsenal, Sevilla, Napoli, Bayer Leverkusen, TBC, TBC
POT 2/3: Basel, Tottenham Hotspur

POT 3: Dynamo Kyiv, Lyon, PSV, Sporting CP, TBC, TBC, TBC, TBC

POT 3/4: Club Brugge

POT 4: Besiktas, TBC, TBC, TBC, TBC, TBC, TBC, TBC

Haddaba Aqriste Fikirkaaga kasoo dhiibo Yaa Ku Guuleysan Kara Xiddiga Sanadka Yurub? Bale, Ronaldo Ama Griezmann?

 

  falaash news

Advertisements

halkan ka dhiibo fikir kaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s