Waxaa Shaaca Laga Qaaday Waqtiga La Qaban Doono Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League, Iyo Bixinta Abaalmarinta Xiddiga Euro Oo La Shaaciyay


Isku aadka wareega Group-yada Champions League xili ciyaareedka 2016-17 ayaa lagu sameyn doonaa magaalada Monaco ee dalka France khamiista sooscodta ee 25ka August ,Sacada gud ahyaan geeska Africa marka ay tahay  7:00 fiidnimo Kooxda horyaalka difaacaneysa ee Real Madrid ayaa kujiri doonta Pot 1 iyadoo kooxaha hogaamin doona heerka Group0-ka ay ka imaan doonaan Horyaalada Spain, Germany, England, Italy, Portugal, France iyo Russia. Taas macnaheedu waxa ay … Continue reading Waxaa Shaaca Laga Qaaday Waqtiga La Qaban Doono Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League, Iyo Bixinta Abaalmarinta Xiddiga Euro Oo La Shaaciyay

RASMI : Seddex Wax Yaabod Oo Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha Arsenal & Liverpool Kulanka EPL-ka Ee Emirates Stadium


Horyaalka Premier League ayaa si rasmi ah u furmay xilli ciyaareedkiisa cusub shalayto, weli kulamadii koowaad ayaa lagu jiraa waxaa kulamada furitaanka ka mid ah kulanka culus ee ay caawa fiidkii garoonka Emirates Stadium kuwada ciyaarayaan kooxaha Liverpool iyo Arsenal. Hadaba waxaan eegi doonaa seddex meelood oo ay ku kala badin karaan labada kooxood. Roberto Firmino vs Granit Xhaka Dagaal xiiso leh ayaa ka dhici kara … Continue reading RASMI : Seddex Wax Yaabod Oo Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha Arsenal & Liverpool Kulanka EPL-ka Ee Emirates Stadium